Waa xili uu Qofkastaa noqon karayo waxa uu doonayo.

Waa xili u qofkasta
noqon karayo waxa
uu doonaya.
Awale Alawaash
ISMAAN LAHAYN FOREX BAA FUDAYD NOQON DOONA!.

Afkaarta ardada qayb kamid ah!

ISMAAN LAHAYN FOREX BAA FUDAYD NOQON DOONA!.

Ugu horen alle mahd leh ustaad oo adiga in aad wax nabarto noo qoroy tan xigta mudo an forex ku soo jiray mela badan iska diwan geliye maka niyad jabin qor shaheyga waxa uu ahaan in aan radiyo strtygiyad fadiso in aan radiyo marna go an in aan iska dhafo ma aan qadan alx adiga ayaan ku arky hory waxan u ogaa ict inee jiro odagy youtube kiisa wan ku xirnaa lkn muqaldiisa wan kala sari wye markan adiga oo ka hadlyo arky oo aadna wax badan ka fahan santhy waxn isdhahy meel kle haku waln wadan wada aan eheen oo aad forex uga ciil baxeso mlhn
Abdifatah zami
Absolutely waxkale waye ICT  wlhi this is the real Goat Less than 10 maalmood baan Daily u arkayay aniga inta ka bartay entry Modelkaan ustadow.
Abdale boss
Ustaad waa istus oo itaabsii runtii anta aad noo dhigtay waa tusaale cad suuqana waaba kabuuxaa amazing.
meelaana soomarin malaha safar ayaaba idilay wax macno sameenaya oo wax aan baarikaro ama tusaale cad leh ma arag malaha 10 academy waan soomaray waxaana taagnaa tani hanoqoto tii iigu danbaysay quus ayaan taagnaa hadase rajadii ayaa soo noolaatay thanks ustaad.
Xafsa uk

Ustaaad 7 month faraha ban ka lbty fx niyad jab awgii Youtubekaga video ga markn ku Arky Baa go’aan sdy inan kuso radasho Wax ka yr 10 days kalsooni baa heky

iid dalmar
Testimonials

dadka qofkii wax kugu tara daacadi kugu hagar baxa kaaga doona meel adag , wuxuu galay wax doorsade si ka diiran ugu celi , haduu diido waayuhu, noqo ruux ku deyn baxa dibnihi iyo afkiisa duco ugu abaal guda . Awaalow Alle ku abaal mari. daacadi ayaa noogu hagar baxday daacad thanks.

muhanad

Aniga markan meshan imanayey ayaba darensana in an noqon doono milyanerada mustqbalka thanks ustaad @Awale Adke

abdirahman
ismaan lahayn anba forex ayaa dib ugu soo noqonaysaa lkn hada waxaan ku faraxsanahay inaan forex joojin waayo inay tahay meeshii aan u socday halakan baa laga yaabaa rthanks bro.
fatxi
Inaan forex dib ugusoonqoday adigaa saababa u ahaa sxb @Awale Adke 
Sidookale inaan xaqiijiyo guulahas horu dhaca ah 
You deserve more br
Adiqafar digeed